Menu Content/Inhalt
Home
Dowladda Sheekh Shariif: Neef Gawracan Geedo kama Waabto!!!
Thursday, 02 July 2009

         Dowladda Itoobiya mudadii labada sano ahayd ee ay joogtay Soomaaliya uma dhisin dugsiyo, xarumo caafimaad, wadooyin iyo adeegyo kale, waxay burburisay dhamaan adeegyadii shacabka Soomaaliyeed, waxay har cad laysay ummadda Soomaaliyeed,

Read more...
 
Jaaliyada G.Shabellada Hoose ee dalka Holland oo ku baaqay in la sii daayo Faadumo Xaajow.
Thursday, 02 July 2009
Sanad ka hor 30/6/2008, waxaa duleedka magaalada Muqdishu lagu afduubtay marwo Faadumo Suldaan C/raxmaan Cali Ciise(faadumo xaajow) oo aheyd madaxii ha’yadda WFL ee ka howlgasha gobolka Shabeelada Hoose, isla markaana maamusha xarunta agoonta ee Ayuub ee dhacda duleedka magaalada Marka.
Read more...
 
ISKADAA ERAYADII C/LLAHI YUSUF EE AHAA ARGAGIXISO, OO LA HESHII ILMO ADEERTAA IYO WADAADADAADII!
Sunday, 28 June 2009

     Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Somaliland ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa baaq u jeediyay Madaxweynaha Dawladda Ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed.

Read more...
 
Ethiopia – Deceptive Campaign to White-wash and Cover-up International Crimes in Somalia.
Tuesday, 23 June 2009

      The minority mercenary regime in Ethiopia led by Meles Zenawi, the Bush Administration's "staunch ally" in the "war on terror", finding itself in yet another self-created quagmire,

Read more...
 
ISQARXINTA SHARIIFKA IYO SAAXIIBADIIS!! Sh. Maxamed Idris
Monday, 22 June 2009
      Maanta oo Taariikhdu tahay 27kii Jumaad Thaani 1430, kuna began 20 June 2009 ayaa waxaa soo gabagaboobey Falkii Ismiidaaminta Siyaasadeed ahaa ee ay galeen Koox wadaada ah ama loo yaqaanno (Islaamiyiin) oo uu horkacayo Shariif Sh. Axmed,
Read more...
 
Taageero: Heshiiska beelaha Gaadsan iyo M/llin Weyene
Tuesday, 16 June 2009

              Tafatiraha Washaqe.com wuxuu aad usoo dhaweynayaa, heshiiskii ay wada gaareen duqayda labada beelood ee kadhacay degmada Luuq.

Read more...
 
Ethiopia never left Somalia – It was a deceptive charade
Sunday, 31 May 2009

     The BBC and other media are reporting the "return of Ethiopian troops to Somalia". How can they "return" when they never left?

Read more...
 
The circumstances around resignation of Somali President
Friday, 09 January 2009

Khalid Mohmoud of ASHARQ AL-AWSAT unveils hidden family influences.

Read more...
 
Ash-Shabaab Wax ma loo Sheegi Karaa?
Wednesday, 31 December 2008

Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. Weli shacabka Soomaaliyeed wuu qaddariyaa Ash-Shabaab inkastoo ay jiraan dad badan oo waxyaalo badan uga biyodiidsan. Waxaa la isku raacay iney qabiil ka sarmareen sidoo kalana waxay kaalinta koowaad ku leeyihiin xanuujinka Tigreega iyo Tigree-raacyada.

 

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 Next > End >>

Results 1 - 24 of 130

Degmada Washaaqo oo laga furay Dugsi Waxbarasho

Waxaa taariikhda markii ugu horraysay

Gabayaagii weynaa ee Afdur-dur

maxaad ka taqaan?

Calanka Soomaaliyeed

 
Rag baa god u galay ragna